Gen. Siciid Dheere oo ka hadlay amaanka magaalada Garoowe[Dhagayso]

December 16, 2013 - Written by Editor

Gen.Siciid-DhereGaroowe:-Guddoomiyaha guddiga sare ee amniga Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi [Siciid Dheere] oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa uu ka warbixiyey amaanka guud ee magaalada Garoowe xili ay maalmo kooban ay ka harsan tahay doorashadii loogu tartamayey xilka madaxweynanimad Puntland.

Gen. Siciid Maxamed Xirsi ayaa ka codsaday dhamaan dadka u taagan xilka madaxweynanimada Puntland in ay dhowraan amaanka iyo nabadgelyada Puntland isagoo dhinac kalena ugu baaqay shacabka reer Garoowe in ay soo dhaweyn u sameeyaan cid walba oo u taagan xilka madaxweynanimada Puntland.

Gen. Siciid Dheere ayaa ugu baaqay shacabka Puntland in aan la soo dhaweysan dadka doonaya in amaanka khalkhal geliyaan isagoo ka codsaday shacabka gaar ahaan waalidiinta in ay aad ula socdaa caruurtooda si dhalaanka soo koraya looga badbaadiyo in ay naftooda haligaan bulshadan ay dhibaateeyaan.

Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id ee Gen Siciid Dheere ku qabtay Garowe oo dhinacyo badan taabanaya

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online