Guddoomiyaha gurmadka culimad oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe

December 17, 2013 - Written by Editor

shmaxanmuudGaroowe:-Guddoomiyaha gurmadka culimada Sh. Maxamuud Xaaji Yuusuf iyo Mu’ssadda Alminhaaj oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxaa ay soo bandhigeen deeq lacageed oo jaaliyaadka dibad ay ugu deeqeen dadkii soomaaliyeed ee ku cayroobay roobkii dabaylaha iyo duufaanka watay ee ku dhuftay degaano ka tirsan Puntland.

Guddoomiyaha gurmadka culimada Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf iyo Mu’ssadda Alminhaaj ayaa waxaa ay uga mahad celiyeen dhamaan umada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan sida walaalnimada ah oo ay ugu soo gurmadeen walaalahood dhibaatadu ku dhacday iyo sidda ay si deg deg ah uga soo jawaabeen baaqii culimada Soomaaliyeed ay u jeediyeen umada Soomaaliyeed gudaha iyo dibadaba.

Guddoomiyaha gurmadka culimada Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf iyo Mu’ssadda Alminhaaj ayaa mar kale maanta soo bandhigay liiska iyo magacyada dadka deeqaha lacageed soo gaarsiiyey waxan ka mid ah:-
1- Jaaliyadda Soomalyeed ee Zambia Ari tiradiisu dhan tahay 800 oo neef . waxaana Dadkii Cayrobey u qaybiyey Sh.C/salaam Maxamud Ibrahim iyo Sh./qaadir C/dille Cali .

2- Jaaliyadda soomaaliyed ee South Sudan Ari tiradiisu tahay 680 Neef waxaana dadkii Cayroobey ku wareejiyey Sh.Xusen Bulle iyo Sh. Axmad Maxamud Xaashi.

3- Jaaliyadda Soomaaliyed ee Belgium —————————————————- $7,000.

4- Axmad Maxamad Xasan Germany ————————————————— $ 120.

5- Jaaliyada Soomaaliyed ee Ottawa –Canada —————————————–$ 18,597.Waxaana Gudiga Culimada soo gaarsiiyey Odayaal ay ka mid yahiin C/risaaq Faarax Cali karood iyo Axmad Ismail Boqor .

6- Yusuf Cumar Azhari –Nairobi –Kenya ———————————————-$1,000.

7- Awil Artan Oogacade Oslo –Norway ———————————————–$ 100.

8- Ali Diini Mohamad Alborg-Viborg –Denmark—————————————-$ 1,321.

9-Sh.Maxamad X.C/laalhi Xoosh Riyad –Saudi Arabia ——————————–$ 2920.

10- Jaamac Faarax Gaas Makkah Saudi Arabia—————————————–$ 3,000

11- Muno C/qadir , Sucdi Jeylaani , Maryan Yusuf , iyo Hibo Ali Mahamad ————$ 4,366.

12-Jaaliyadda Soomaalyeed Sweden –Malmo ——————————————– $ 9,754.

13- Jaaliyada Soomaaliyeed Sweden –Kaaliskaroon ————————————–$ 1,674.

14. Jaaliyada Soomaaliyeed Sweden –Kiristanistat —————————————-$ 1,572.

15- A/rahman Hersi Hussen Oslo –Sofiaberg——————————————-$ 2,113.

16- Al-bayan Cape Town-South Africa ———————————————- $ 5,062.

17- Nasir Mahamad Abdi ,Sh.Mahamad Abdulle,Muse Hasan Yalaxow ,Sahro Mahamud iyo Shakir Ahmad oo kala jooga ,London ,Helsink ,Nairobi,Abu Dubai waxaana culimada u keenay safiyo Yaasiin Faarax ————-$ 650.

18- Ururka Ardayda Jaamacadda Bariga Africa –Garowe —————————— $1,000.

19- Daud Ahmad Guushaa ————————————$ 5,100.

20- Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Austria ————————————————– $3,350

21- Jaaliya Somalyed ee Odense – Denmark ——————————————$ 9,442.

22- Gabdhaha Jaaliyadda Puntland -Ohio, USA —————————————–$ 11,710.Waxaana Gudiga soo gaarsiiyey Deqo A. Ahmad , Mahado Ahmad iyo Gabdho kale .

23- Xafso London ———————————————————————$18,00.

24- Muxyadin Mahamad Hersi –J/soomaaliyed ee Finland ——————————$ 3,468

25- C/risaaq Cabdi Aadan ————————————————————-$500.

26- Somali Women Training and Development – London ——————————$5,600.

27- Saciido Jamac Carab –Holand —————————————————–$ 1,000

28- Axmad Yusuf Daad(Shacabka Bosaso )——————————————–$3.000.

29- C/laahi Jamac Yusuf – Wolwich England ——————————————$ 462.

30 Jaaliyada Somaliya Angola ———————————————————-$ 16,500.

31- Puntland Comn.orgn. Goteborg —————————————————-$ 17,793

32- Jaaliyada Somaliyed Switzerland—————————————————-$ 3,000

33- C/laahi Axmad Maxamuud London ———————————————–$ 1,140

34-Helsink Slam Keskus –Finland——————————————————–$ 2,385

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online