Haweeneyda Muslimada Akhalaqda Looga Baahan yahay Sh Maxamed Cabdi Umal(Daawo)

December 4, 2013 - Written by Editor

Sh UmalNairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu ka jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Mutamar Islaami ah oo loo qabtay haweenka ku dhaqan Xaafada Islii,waxaana Mutamarka soo qabanqaabiyey dalada ay ku mideysan yihiin dugsiyada Qu,aanka ee xaafada Islii .

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu si qota dheer uga hadlay Akhlaaqda looga bahan yahay dumar Muslinka ah iyo sida diinta Islaamka ay u dhowrtay ahmiyadna u siisay dumar.

Hoos Ka Daawo muxaadarada Haweeneyda muslimada Akhalaqda Looga Baahanyahay Sh Maxamed Cabdi Umal

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online