Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo magaalada Garoowe soo gaaray.[Masawiro]

December 18, 2013 - Written by Editor

islaanGaroowe:-Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ka mid ah Issimada waaweyn ee soo jireenka ah ayaa saaka si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa waxaa soo dhaweeyey Issimo, Cuqaal ,maamulka Gobolka Nugaal , Musharaxiinta u taagsan xilka madaxweynanimada Puntland, Islaan Bashiir ayaa waxaa loo galbiyey guri loo sii diyaariyey isagoona saxaafada la hadlay ayaa waxaa uu yiri.”Waa mahadsan yihiin dhamaan dadka i soo dhaweeyey , socdaalkeyga waxaa uu la xiriir in aan dowr ka qaato xalinta khilaafka isagoo ugu baaqay madaxda dowladda Puntland iyo musharaxiinta isku duubni iyo midnimo buuxda.”

Qaar ka mid ah Issimada waaweyn ee soo jireenka ah ayaa la filayaa in ay soo gaaraan magaalada Garoowe si ay ugu biiraan wadatashiga iyo kulamada uga socda magalada Garoowe Issimada si loo soo afjaro xalna looga gaaro khilaafka ka jira gudiga xalinta Khilaafaadka ee lagu muran san yahay.

no images were found

Socdaalka Islaan Bashiir Islaan Cabdulle uu saaka ku yimid magaalada Garoowe ayaa ku soo beegmaya xili maalintii shalay kulan ay yeesheen madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo musharaxiinta u taagan xilka madaxweynanimada Puntland ay isku afgaran waayeen in ay is afgarad ka gaaraan gudiga khilaafaad ka iyo ansixinta Xilidhibaanada ka mid noqonaya Golaha baarlamaaka Puntland.

M_M_Deeq

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online