Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Göteborg iyo Borlänge lacag deeq ah ku wareejisay Hay’adda Kafaalo
December 3, 2013 - Written by EditorSwedan:-Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Sweden gaar ahaan magaalooyinka Göteborg iyo Borlänge ayaa deeq lacageed oo dhan 27.000$ ku wareejiyey Hay’adda Kafaalo.Waxaa gacan lixaad leh ka qaatay soo uruurinta tabarucaadkan oo ah qaybtii 1aad:
1. Masjidka weyn ee magaalada Göteborg oo uu hormuud ka yahay Sh Yuusuf Axmed
2. Somaliska kulturog utvekling förening i Borlänge oo uu horkacayo Mursal Ciise
3. Xawilaada AmalExpress Sweden oo gacan lixaad leh ka qaadatay hawshan heer maamul iyo heer wakiilba
Arintani waxay ku soo aadeysaa xili jaaliyaadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka debadiisa ay wadaan dadaalo aan kala har lahayn oo ay ugu gurmanayaaan walaalahood, ay waxyeeladu ka soo gaartay musiibadii ka dhacday degaamada Puntland ee Somaliya.
Wakhtiga xafiiska:16:00-21:00
Postadresse: Postboks 9351,
Grønland, N-0135 Oslo
Tlf: (+47)21646815
Tlf: (+47)21646816
Mob:(+47)45809791
Tlf Kafaalo Sverige:(+46)0850383272
Tlf Kafaalo Danmark:(+46)46990984
Tlf: Kafaalo UK:(+44)02080991471