Kitaab Sheekh Maxamuud Shible التبيان في الذب عن البيان والرد على مغالطات حسان

December 17, 2013 - Written by Editor

shibleNairobi :-Sheekh Maxamuud Shible ayaa caawa na soo gaarsiiyey Kitaab uu ka qoray Sh Xasaan Xusen Aden waxaana uu cinwaan uga dhigay التبيان في الذب عن البيان والرد على مغالطات حسان Sheekh Shible ayaa Kitaabkan wax badan ku soo bandhigay isaga oo cuskanaya  Kitaabka ,Sunada iyo Aqwaaasha culumada.

Halkan  Ka Akhriso Kiraabka Sheekh Maxamuud Shible التبيان في الذب عن البيان والرد على مغالطات حسان

Sheekh Maxamuud Shible ayaa waxaa uu daba joogaa risaalo uu qoray Sh Xasaan Xusen Aden  oo cinwaankeeda ahaa منجية الأفهام من مزلَّة الأقدام

Faafin Halgan.net

Nairobi
Kenya

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online