Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galay Xaflad lagu xusayey ciidamada Booliska

December 20, 2013 - Written by Editor

IMG_0873Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta ka qeyb galay munasabad lagu xusaayey sanad guuradii 70 Aad ee kasoo wareegtay maalinkii la aas aasay ciidamadda Booliska Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa wuxuu maanta xariga ka jaray Saldhiga Booilska Afar Irdoodka iyo Commando Polizia ama Taliska Booliska Soomaaliyeed.

Waxaa salaan uu ka qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Sooamaaliya cutobyo kala duwan oo ka tirsan Booliska Qaranka.” Waxaan idin leeyahay hambalyo, hambalyo. Waa farxad iyo guul usoo hoyotay dhamaan shacabka Soomaaliyeed.”Booliska Soomaaliyeed meel walba ay joogaan waxaan u dirayaa hambalyo waxaana maanta ay tahay maalin taariikhi ah. Waxaan Booliska kula dar darmayaa in ay howsha ay hayaan dalka ay laba jibaaraan.”

no images were found

Ugu danbeyn Madaxweynaha ayaa waxaa u baaq u diray in shacabka Soomaaliyeed ay la shaqeyaan dhamaan ciidamadda Booliska iyo kuwa amniga Qaranka.

Wixii Faah-faahin ah kala xiriir Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda
Malik Abdalla,
mabdalla@presidency.gov.so

Communication Office
Office of the Somali President
Mogadishu, Somalia

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online