Madaxweynaha Puntland dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe[Cod/Masawiro]

December 10, 2013 - Written by Editor

44Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Faroole ayaa dib ugu soo labtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa makii ay soo gaareen garoonka diyaaradaha ee Garoowe waxaa si aad u weyn u so dhaweeyey dadweyne fara badan iyo masuuliyiin a tirsan maamulka Puntland.

Dadweynaha soo dhaweynayey Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa ay ku dhawaaqayeen eryo ay a mid yihin Noolow madaxwey naheena Geesiga ah iyo ery kale oo soo dhaweyn ah , soo dhaweynta maanta loo sameeyey madaxweyne Faroole ayaa aad uga duwanayd soo dhaweynadii horey loogu samayn jiray waxaan aad moodaa tan in ay la xiriirto loolanka uu madaxweynuhu ugu jiro in uu mar kale ku guulaysto xilka madaxweynanimada ee Puntland.

no images were found

Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Faroole iyo wafdiga la socda ayaa waxaa ay safar ku gaareen maalin ka hor magaalada Jig-Jiga oo ay uga soo qayb galeen shirkii qowmiyadaha dalka Itoobiya. Khudbada Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxay ahayd mid uu ku weeraray qaar ka mid ah musharaxiinta madaxtinimada Puntland wuxuuna si gaar ah eedeyn ugu soo jeediyey Raisulwasaarihii hore ee DFS Pro.Cabdiweli Gaas .

Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa khudbadiisa sidoo kale ku eedeeyey qaar ka mid ah musharaxiinta Puntland khibro yare iyo in ay biil looga soo diro magaalada Muqdisho . Qaar ka mid ah Musharaxiinta Puntland ayaa horey ugu eedeeyey Madaxweynaha Puntland Dr .Faroole iyo dowladiisa in aysan waxba qaban 5sano ay jirtay waxayna aad ugu eedeeyeen horumar la,aan iyo amaanka uusan waxba ka qaban.

Loolanka siyaasadeed ee ka jira Puntland ayaa qolo walba waxay eed u jeedineysaa qoloada kale sida ay u kasbato codadka xildhibaanada Puntland balse su,aashu waxay tahay waayo cid wax u qaban doonta shacabka ku dhaqan Puntland.

Hoos ka Dhagayso Khudbadii Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole oo dhamaystiran

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online