Madaxweynaha Puntland iyo Jen Cadde Muuse oo Shir jaraa,id ku qabtay Garoowe ( Cod/Masawiro)

December 29, 2013 - Written by Editor

3Garoowe:-Xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa waxaa kulan uu ku dhexmaray Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo Jen Cadde Muuse Xirsi madaxweynihii hore ee Puntland waxaana kulanka uu ahaa mid is afgarad ku soo dhamaaday .

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole  iyo Jen Cadde Muuse Xirsi ayaa saxaafada la hadlay markii ay kulankood soo dhamaaday waxaana ay u sheegeen in ay ku heshiiyeen .

no images were found

1-1-In Doorashada Puntland aysan dhaafin waqtigeeda.
2-In si wada jir ah ay uga shaqeeyaa sidii ay Doorashadu ay nabadgalyo ugu dhici lahayd.
3- In khilaaf kasta oo yimaada lagu dhameeyo wada hadal.

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Jen Cadde Muuse Xirsi ayaa ugu baaqay shacabka Puntland in ay amaanka ilaaliyeen meelna uga soo wada jeestaan cadowga Puntland iyo Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso ShirJaraa,id ay ku qabteen Garoowe Jen Cadde ,Madaxweyne Faroole ,Nuuradiin

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online