Meydadka Takhaatiirtii lagu dilay duleedka magaalada Muqdisho oo la geeyey Isbitaal Madiina

December 18, 2013 - Written by Editor

TakhaatiirMuqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho caawa ayaa sheegaya in meydadka Takhaatiirtii maanta lagu laayey duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka Siinka Dheer caawa la geeyey isbitaalka Madiina .

Takhaatiirtii saaka lagu dilay deegaanka Siinka Dheer ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa 3 ka mid ah ay u dhasheen dalka Suuriya halka Takhtarka Afaraad uu ahaa Dr C/kariin Sanweyne  waxayna dhamaantood ka howlgali jireen dhamaantood Isbitaalka Fiqi ee duleedka magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa aad u canbaareeyey dilka loo geystay Takhaatiirta waxaana uu codsaday in si degdeg ah cadaalada loo horkeeno.

Agaasimaha Isbitaalka Fiqi Dr Fiqi ayaa warbaahinta u sheegay in aysan ilaa haatan aqoon sababta loo dilay Takhaatiirta kuwaas oo howlo muhiim ah u hayey bulshada Soomaaliyeed

Dhamaan Takhaatiirta ka howlgasha magaalada Muqdisho ayaa si isku mid ah u canbaareyey dilka Takhaatiirta lagu dilay deegaanka Siinka Dheer .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online