Mu’adinkii Masjidka Al-rowda ee Boosaaso Zaydi Abdi Dharaar oo ku Dhaawacmay qaraxii saaka

December 5, 2013 - Written by Editor

Al-rowdaBoosaaso:-Waxaa Qaraxii ka dhacay maanta magaalada Boosaaso ka mid ahaa dadkii dhaawac culus uu ka soo gaaray Mu’adinkii Masjidka weyn ee Al-rowda ee magaalada Boosaaso Zaydi  Cabdi Dharaar oo la dhigay Isbitaalka Boosaaso. Mu’adinkii Masjidka Zaydi Cabdi Dharaar  ayaa dhaawac kale duwan waxaa uu ka qabaa lug iyo gacan waxaan hadda lagu daaweynayaa Isbitaalka , Mu’adinka Masjidka Al-Rowda Zaydi Cabdi Dharaar ayaa la tabay xiligii Salaad ka dib markii la waayey.

Qarax  ku dhintay si warka aan ku helnay  ganacsade  Maxamed Siciid Oomaar oo ka mid ahaa ganacsatad laga yaqaan magaalada Boosaaso Allaha u naxariisto ganacsade Maxamed Siciid Oomaar waxaan  ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday u diraynaa tacsi . Marxuun Maxamed Siciid Oomaar ayaa lahaa Shirkada Oomaar ee spare partiga wuxuuna ahaa madaxa Dubai u fadhiya, balse mar dhow ayuu Boosaaso yimid.

Dad badan oo shacabka reer Boosaaso ah ayaa waxaa qaraxii ka dhacay boosaaso ka soo gaaray dhimasho iyo dhaawac waxaana howl wadeenada xarumaha caafimaadka ee Boosaaso ay ku mashquulsan yihiin daaweynta dadkii wax ku noqday qarax Boosaaso.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaah.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online