Mu’asasada Al-Minhaaj iyo Culumada Gurmadka oo wada xoolo qeybin(Masawiro)

December 18, 2013 - Written by Editor

Picture6Garoowe:-Barnaamijkii xoola qaybinta oo ay waday Mu’asasada Al-Minhaaj ee dacwada iyo hor-marinta  ayaa wali waxa uu ka socdaa deegaamadii ay roobabka iyo dabaylaha iswatay ay wax yeeleeyeen, iyadoo ilaa iyo hada ay mu’asasadu qaybisay xoolo ku dhow 16,000 oo neef.

Barnaamijkan xoolaha loogu qaybinayo dadkii ay duufaantu xoolaha dhaafisay ayaa waxa uu bilaabmay 12 bishan ilaa iyo hadana waxa uu ku socdaa si dardar leh.

no images were found

Xoolahan loo qaybinayo dadka ay xooluhu dhaafeen ayaa waxa uu qayb ka yahay barnaamijyo ay mu’asasad Al-Minaaj ay ugu talagashay iyada oo kaa shanaysa culimadeeda iyo dhamaan dadka soomaaliyeed si wax loo taro dadkaas ay duufaantu ay dhibaata wayn u gaysatay.

Mu’asasada Al-Minhaaj ee dacwada iyo hor-marinta  
Boosaaso
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online