Mu’asasada Irshad oo lacag deeq ah u dirtay Gudiga Gurmadka Culimada

December 1, 2013 - Written by Editor

20131113_215432London:-Mu’asasada Irshad ayaa waxaa ay gaar siisay Lacag gaaraysa $65.708.65 gudiga gurmadka culumada ee dadkii ku wax yeeloobay dufaantii ku dhufay Gobollada ,Nugaal iyo Bariga Soomaaliya. Waxaa lacagta soo aruuriyay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingriiska , Uk oo ay hogaami nayaan Masaajidda iyo Maraakista. Waxay Mu,asasada Irshad u mahad celinaysaa dhamaan walaalihii ka qayb qaatay gurmadka ay u fidiyeen walaalihii ay roobabka iyo dabayluhu maasheeyeen Allah sadaqadiina ha idiin aqbalo.

no images were found

 Halkan Ka Akhriso Dhamaan Masaajidada ay ka kooban Tahay Mu’asasada Irshad Ee Deeqda bixiyey

Gacmo wadajir bay wax ku gooyaan.
Fulinta Irshad.

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online