Musharax Dr.Cali Xaaji Warsame oo waraysi siiyey Tv-ga Puntland.[Daawo]

December 20, 2013 - Written by Editor

Cali-Xaaji-WarsameGaroowe:-Musharax Dr.Cali Xaaji Warsame oo ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Puntland, Musharax Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu ka warbixiyey sababah rasmiga ah ee uu ugu tartamayo xilka madaxweynanimada Puntland. Musharax Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa xusay in uu yahay dhaqaalo yahan in badan ka shaqeeyey degaanada Puntland aqoon fiican uu u leeyahay wax yaabaha la doonayo in is bedel lagu sameeyo gaar ahaan dhinac kaabayaasha dhaqaalaha.

Musharax Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa kale oo uu sheegay in haddii uu xilka uu ku guulaysto uu wax ka qaban doono heshiisiinta  beelaha Puntland iyo sugida amaanka iyo dhismaha ciidamo tayo leh.

Hoos ka Dhagayso waraysigii uu Musharax Dr.Cali Xaaji Warsame la yeehsya Tv-ga Puntland.

Source Tv-ga Puntland
Halgan.net, Garoowe

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online