Murashixiinta Puntland oo sheegay inay aqbaleen Gudiga Doorashada Puntland

December 25, 2013 - Written by Editor

MurashaxiinGaroowe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in Musharaxiinta u taagan madaxtinimada Puntland ay maanta kulan ku qaateen magaalada Garoowe waxayna sheegeen in ay aqbaleen gudiga uu soo magacaabay Madaxweynaha Puntland.

Musharaxiinta Puntland ayaa xalay kulan la qaatay isimada Puntland iyaga oo ka codsaday Isimada in gudi isimo ah oo marjac ah la sameeyo si wixii khilaaf ah loola noqdo.

Musharaxiinta Puntland ayaa sheegay in wakhtiga uu haatan yahay mid aad u yar ayna doorbideen in ay sameeyaan tanaasul  ka dib markii ay wax tanasulaad ah ka waayeen madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Sh Maxamed Faroole.

Warar Hordhac ah ee soo gaaray Halgan.net ayaa sheegaya in musharaiinta ay dhawaan shirjaraa,id ku qaban doonaan magaalada Garowe ee xarunta Puntland .

Sidoo kale waxaa shaqaaqo ay dhexmartay qaar ka mid ah wariyaasha Puntland iyo ilaalada Musharaxiinta ka dib markii ay is afgaran waayeen.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online