Musharax Cabdi Yey oo sheegay in lagu weeraray Garoowe (Dhagayso)

December 22, 2013 - Written by Editor

musharaxGarowe:-Musharax Cabdidaahir Maxamed Yuusuf oo ka mid ah tartamayaasha jagada sare ee Puntland ayaa maanta lagu rasaaseeyey Garoowe, xili barqadii ah oo ay ka soo bexeen shirarka la xiriira khilaafka ka jira.Musharax Yey ayaa isaga iyo ilaaladiisa waxaa lagu weeraray meel ku dhow xarunta UN-ka ee Garoowe, waxaa jira dhaawac soo gaaray dadkii gaariga la saarnaa  musharaxa madaxweyne, sida uu isagu daljir u sheegay.

Mudane Yey wuxuu sheegay in ay soo weerareen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Puntland, in kastoo dowladda aysan ilaa hadda ka hadlin weerarka lagu qaaday musharaxa iyo eedaynta loo jeediyey.

Hoos ka dhageyso Wareysiga Musharax Cabdidaahir Maxamed Yuusuf uu siiyey Radio Daljir

Xigasho Radio Daljir
Gaalkacyo

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online