Musharaxiinta madaxtinimada Puntland oo soo saaray warmurtiyeed (Akhriso+Cod)

December 14, 2013 - Written by Editor

IMG_3803Garoowe:-Musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynenimo ee Puntland ayaa maanta kulan ku  yeeshay xarunta PDRC ee Garoowe, waxaana kulankooda ka soo qeyb galay musharaxiin gaaraya ilaa 10 musharax,

Musharaxiinta ayaa soo dhaweeyey aqbalaada Madaxweynaha Puntland Dr C/raxmaan Faroole uu aqbalay in uu la kulmo musharaxiinta iyo in wixii khilaaf ah lagu dhameeyo wada hadal .
Musharaxiinta ayaa gabagabadii kulankooda waxay ka soo saareen warsaxaafadeed waxaana saxaafada u akhriyey Musharax Cali Xaji Warsame.

Warsaxaafadeedka ay soo saareen Musharaxiinta ayaa nuqul ka mid ah wuxuu soo gaaray Halgan.net wuxuuna u qornaa sidan.

no images were found


Musharaxiinta soo saaray warmurtiyeedka waxay kala yihiin.

1:Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.
2:Maxamed Cabdinuur Xirsi.
3:Cali Xaaji Warsame.
4:Cali Xaaji Cabdulle.
5:Cabdilaahi Aw-Muuse.
6:Cabdidaahir Maxamed Yuusuf.
7:Cali Cabdi Awaare.
8:Cabdirisaaq Nuur Caluula.
9:Cabdilaahi Cali Mire.
10:Cabdixakiim Cabdullahi X.Cumar.

Hoos ka Dhageyso warsaxaafadeedka ay soo soo sareen 10 ka mid ah Musharaxiinta madaxtinimada Puntland.

M_M Deeq
Halgan..net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online