Mu’tamar Islaami ah oo ka furmay magaalada Nairobi.[Masawiro]

December 12, 2013 - Written by Editor

DSC02487Nairobi:-Waxaa maanta oo khamiis ah ka furmay magaalada Nairobi gaar ahaan xaafadda ay degan yihiin bulshada Soomaaliyeed ee Islii ka bilaabtay Mu’tamar waxaan soo qaban qaabiyey Mussatul AL-KARAMA oo gudoomiye uu u yahay Ustaad Sh Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Shibli , waxaa kale oo mutamarka garwadeeno ka ahaa Ustaad Cukaasha, Ustaad Suldaan Cabdalla iyo Ustaad Cabdirisaaq Ciro.

Dhamaan dhalinyaradaan iyo qaar kale ayaa ka howl wadeeno mutamarka waxaan kalimadii  furitaanka jeediyey Sh Maxamuud Maxamed Shibli oo ka md ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya. Sh Maxamuud Maxamed Shibli oo kalimada waano ah u jeediyey dhalinyarad ayaa waxaa ku waaniyey in ay muhiim tahay ” In qofka Muslinka ah uu qofka kale ee Muslinka ah uu ka badbaado afkiisa iyo gacantiisa.”

no images were found

Mutamarka ayaa waxaa kale oo ka soo qayb galay imaamka Masjidka weyn Jaamiya Mosqou ee ku yaala magaalada nairobi bartamaheeyda Sh.Maxamed Saalixi Furitaanka Mutamarka ayaa waxaa uu ku soo dhamaaday jawi wanaag san  waxaan uu mutamarku socon doonaa inta ka harsan Bisha December ,Mutamarka inta uu socdo ayaa waxaa duruus iyo muxaadaraad ka jeedin doona culimo iyo ducaad

Yaasiin Cabdi Axmed
Nairobi, Kenya

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online