Mu’tamar Islaami oo ka socda Nairobi oo galay maalintii Labaad.[Masawiro]

December 14, 2013 - Written by Editor

DSC02534Nairobi :-Waxaa maanta mar labad dib u bilawday duruustii iyo muxaadaraadka mutamar Islaami ah oo ka socday magaalada Nairobi kaas oo loo qabtay ardayda dugsiyada dhigta ee xiligan ku jira fasaxa (سلسلة الدورات الشر عىه).Mutamarakan Islaamiga ah ayaa waxaa muxaadarooyin kala duwan ka jeedinayey culumad ku dhaqan magaalada Nairobi waxaana shalay muxaadarooyin kala duwan ka jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal

سلسلة الدورات الشر عىه ayaa waxay culumada ardayda ku siin doonaan duruus kala ah Fiqi Suwar Minxayaat Saxaaba  Axaadiis Nabiga CSW iyo funuun luqada carabiga ah

no images were found

Muxaadara uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey ayaa waxaa uu cinwaankeeda Fitanka Taagan iyo Sida looga Baxo waxayna ahayd muxaadaro aad u qiimo badan oo soo jiidatay dhalinyarada ardayda ee ka soo qeyb galay Mutamarka.

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta Inshalaah muxaadaraadka ay culumada ka jeediyaan Mu,tamarka ka socda magaalada Nairobi .

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online