Mu’tamarkii 14aad ee Golaha Iimaamyada ee W/Maraykanka oo ka bilawday Seattle
December 26, 2013 - Written by EditorSeattle:-Waxaa Galabta Saacadu markay ahayd 3:30Pm Waqtiga Seattle ee Gobalka WA ka bilawday Mu’tamarkii Sanad laha ahaa ee golaha Iimaamyada ee Waqooyiga Maraykanka, Mu’tamarka Sanadkan oo ay nasiib u yeesheen Jaaliyada Somaliyeed ee ku nool magaalada seattle,Mu’tamarka Sanadkaan waxaa ka soo qayb galay culimo faro badan oo kakala timid qaar ka mid ah gobalada dalka Maraykanka,Waxaana sanadkan looga hadlayaa mawaadiic muhiim u ah jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool qurbaha.Mu’taamarkan oo soconaayo 25,26,27,28,29 Ee bishan.
Culimada Sanadkan ka soo qaybgashay mu’tamarka waxaa ka mid ah:-
1. Sh.Abdirahman Sh Cumar
2. Sh.Axmed Nuur
3. Sh.Abdullahi Ibrahin
4. Sh.Aadan Sh Abdille
5. Sh.Abdullahi Nur Abul-Fadli.
6. Sh.Yusuf Abdille
7. Sh.Maxamed Hassan
8. Sh.Maxamed Kaariye
9. Sh.Abdihakiin Xasan
10.Sh.Abdirashiid Aabi
11.Sh.Ahmed Nur Sugulle
12. Sh.Sugulle
13. Sh.Macalin Hambaase Iyo Culimo Kale oo laga soo xiraayo Wadanka Dibadiisa.
N.B Dib ayaan idin kaga soo gudbinaynaa wixii faah faahin ah.
Xafiiska Dacwada Iyo Iclaamka Ee Golaha Iimaamyada W/Maraykanka