Madaxweynaha DFS oo ka hadlay Takhaatiir lagu dilay duleedka Muqdisho
(December 18, 2013)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa si kulul u cambaareeyey dilkii waxashnimada lahaa ee loo geystey takhaatiirtii Siiriyaanka iyo kuwii Soomaalida ahaaba Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo magaalada Garoowe soo gaaray.[Masawiro]
(December 18, 2013)
Garoowe:-Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ka mid ah Issimada waaweyn ee soo jireenka ah ayaa saaka si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland Islaan Bashiir Islaan Cab Dad badan oo xalay laga raafay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi
(December 18, 2013)
Nairobi:-Ciidamada ammaanka dalka Kenya, ayaa xalay mar kale howlgallo dad badan lagu qabqabtay ka sameynayey xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Ciidamada oo wata gaadiid, nooca waaweyn iyo kuw Madaxweynaha DFS oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Denmark
(December 18, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa manta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee dalka Denmark, H.E. Geert Aagaard Andersen. M Dhaqaatiir oo lagu dilay duleedka magaalada Muqdisho
(December 18, 2013)
Muqdisho:-War goor dhow na soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Dhaqaatiir Ajnabi iyo Soomaali lagu laayey deegaanka Siinka Dheer ee duleedka Muqdisho, kadib markii rag labisan dareyska ciid Fitanka Taagan Sidee Ugu Bixi Karnaa Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(December 18, 2013)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Mutamar Islaami ah oo ka socda magaalada Nairobi kaas oo loo qabtay ardayda dugsiyada dhigta ee xiligan ku jira Mu’asasada Al-Minhaaj iyo Culumada Gurmadka oo wada xoolo qeybin(Masawiro)
(December 18, 2013)
Garoowe:-Barnaamijkii xoola qaybinta oo ay waday Mu’asasada Al-Minhaaj ee dacwada iyo hor-marinta ayaa wali waxa uu ka socdaa deegaamadii ay roobabka iyo dabaylaha iswatay ay wax yeeleeyeen, iyad Kitaab Sheekh Maxamuud Shible التبيان في الذب عن البيان والرد على مغالطات حسان
(December 17, 2013)
Nairobi :-Sheekh Maxamuud Shible ayaa caawa na soo gaarsiiyey Kitaab uu ka qoray Sh Xasaan Xusen Aden waxaana uu cinwaan uga dhigay التبيان في الذب عن البيان والرد على م Dagaalo maalintii Labaad ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose
(December 17, 2013)
Marka:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Sh/ Hoose ayaa sheegaya in maanta mar kale uu dagaal culus ka qarxay Deegaan lagu Magacaabo Fadhi Muuse oo u dhaxeeya Muuri iyo No-50 kaas oo u dhexeeya laba be Madaxweynaha Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe.[Dhagayso]
(December 17, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ayaa dhawaan waxaa uu saxaafada kula hadlay magaalada Garoowe isagoo warbixin ka bixiyey kulankii dhex maray isaga iyo musharixiinta, Madaxwe
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|