Gudiga Khilaafaadka iyo ansixinta oo shaaciyey Liiska Xildhibaanada cusub ee Puntalnd.[Cod/Masawiro]
(December 30, 2013)
Garoowe:-Waxaa caawa si rasmi ah ay u shaaciyeen gudiga Khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamaanka Puntland liiska xubnaha ka mid noqonaya Golaha wakiilada ee Puntland oo tiradoodu ay gaarayso ilaa 66 xu
Xaflada lagu daahfuray qorshaha 5-ta sano ee Puntland oo ka dhacday Garoowe
(December 30, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr.C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta waxaa uu ka qayb galay xaflada lagu daahfuray qorsha 5-ta sano ee dhinac horumarinta Puntland ee soo socota. X
Gudiga Ansixinta Baarlamaanka Puntland oo saxaafada u yeeray
(December 30, 2013)
Garoowe:-Wararkii ugu danbeeyay ee soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in laga yaabo in gudiga xalinta Khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamaanka Puntland ay la hadlaan saxaafada caawa ilaa maali
Shir sanadeedkii 4aad ee jaaliyada Soomaaliyeed oo ka furmay Sout Afrika(Masawiro)
(December 30, 2013)
Johannesburg:-Waxaa si habsami leh uga socda dalka Sout Afrika Mutamar Islaami ah kaas oo ay qabsadaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaas waana mutamarkii 4aad. Mutamarka ayaa waxaa soo qa
Taliyaha guud ee ciidanka Puntland Gen.Siciid Dheer oo shir jaraa’id qabtay
(December 30, 2013)
Garoowe:-Waxaa saaka shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe Taliyaha guud ee ciidanka difaac Puntland ahna madax amniga ee doorashad Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi Siciid Dheere. Taliyaha ciida
Musharaxiinta Puntland oo saaka shir ay yeesheen ka soo saaray Bayaan.[Dhagayso]
(December 30, 2013)
Garoowe:-Waxaa saaka mar kale kulan ku yeeshay guriga Musharax Cali Cabdi Awaare ee magaalada Garoowe musharaxiinta u taagan xilka madaxweynanada Puntland waxaan ay dood dheer iyo falaqayn ka dib ay k
Issimo baaq ka soo saarey magaalada Garowe
(December 30, 2013)
Garoowe:-Waxaa maanta Garoowe ka soo saaray baaq qaar ka md ah Issimada waaweyn ee soo jireenka ah waxaan ay baaqooda u jeediyeen dhamaan Issimad Puntland iyagoo ugu baaqay in la midoobo lana ilaaliyo
Issimo maanta Bayaan ka soo saaray Garoow & Shir Issimo oo beri ka dhacay Garoowe
(December 29, 2013)
Garoowe:-Wararka naga soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegay in maalinta beri ah la filayo in ay kulan iskugu yimaadaan Issimada soo jireenka ah iyagoo wax iska oran do
Isbaarooyinka yaa dhigay? Sh Axmed Cabdisamad (Qeybta 1aad)
(December 29, 2013)
Garoowe:-Dad badan waxay dhasheen iyadoo Kaantaroolo (Isbaarooyin) yaalaan magaalooyinkeen, kuwana way ku caqlisadeen, qaarna way arkeene ismaba weydiin cidda dhigtay iyo sababta loo dhigay. Laftaydu
Baaq Nabdeed oo ka yimid Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan ee oo ku saabsan Doorashada Puntland
(December 29, 2013)
Shabakadda Wararka Halgan.net ayaa waxaa soo gaaray baaq nabadeed oo uu soo saaray Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan ee oo ku saabsan Doorashada Puntland, Fiqi Bashiir Cabdulle Cusmaan oo ka mid ah Issima

« Previous PageNext Page »