Prof.Cabdiweli Gaas iyo Dr.Cali Xaaji Warsame oo canbaareeyey qaraxii ka dhacay Bosaaso[Daawo]

December 5, 2013 - Written by Editor

musharaxiinGaroowe:-Inta badan musharaxiinta u taagan xilka madaxweynanimada Puntland ayaa can baareeyey qaraxii ka dhacay magaalada Boosaaso iyagoo ugu baaqay dowladda Puntland ee talada dalka haysa in ay ilaaliyaan amniga , sharafta , maalka iyo nafta bulshda. Dr. Cali Xaaji Warsame iyo Prof.Cabdi Weli Gaas oo shir jaraa’d ku wada qabtay magaalada Garoowe ayaa eedeeyey ciddii ka danbay say qaraxii ka dhacay magaalada Boosaso waxaaan ay xuseen in ay ka xun yihiin dadkii shacabka ee lagu laayey qaraxii ismiidaa minta ahaa ee iyagu aan wax danbi ah gelin.

Ugu danbayntii Dr. Cali Xaaji Warsame iyo Prof.Cabdi weli Gaas ayaa tacsi si wada jir ah ugu diray qoysaskii iyo eheladii ay dadkooda ay ku dhinteen qaraxii ka dhacay saaka Boosaaso.

Hoos ka Dhagayso shirka jaraa’id Dr. Cali Xaaji Warsame iyo Prof.Cabdi weli Gaas

Source Video-ga waxaa Leh Horseedmedia.net
M_M_Deeq
,Halgan,net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online