Ra’iisul Wasaaha DFS oo loo magacaabay Dr.Cabdi weli Sh.Axmed (Masawiro)

December 12, 2013 - Written by Editor

IMG_0280Muqdisho:-War dhawaan naga soo gaaray xarunta Villa Soomaaliya gaar ahaan magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaliya ayaa sheegaya in loo magacaabay Ra’isul Wasaaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cabdi weli Shiikh.Axmed. Madaxweynaha DFS oo saxaafadda kula hadlay xarunta Villa Soomaaliya ayaa waxaa sheegay in xilka Ra’iisul wsaaraha uu u gartay in uu u magacaabo  la tashiyo badan ka dib Dr.Cabdi weli Sh.Axmed oo ah nin aqoon yahan ah.

Dr.Cabdiweli Sh.Axmed ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa uu ka mid ahaa raggii kulamada la qaatay Madaxweynaha DFS Xassan Sh. Maxamuud isagoo qayb ka ahaa mushaaraxiin gaarayey ilaa 10 musharax oo u taagnaa in ay qabtaan xilka Ra’isul wasaarah DFS.

no images were found

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa la filayaa in la horgeeyo Golaha baarlamaanka  si kalsoon buuxda uu uga helo Xildhibaanada DFS , Ra’iisul wasaaraha cusub ee DFS Dr.C/weli Sheekh Axmed ayaa waxaa hor yaalo arrimo badan oo ay ugu horayso amniga dalka iyo arrimo kale.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online