Sh Maxamed Idirs oo Safar Dacwo ku soo gaaray dalka Danmark.[Daawo]

December 26, 2013 - Written by Editor

ShidirsCopenhagen:-Sheekh Maxamed Idirs oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa safar dacwo ku soo gaaray dalka Danmark gaar ahaan caasimada Copenhagen, Sh Maxamed Idirs ayaa waxaa uu maalmo ka hor gaaray Dalka Finland isagoo muxaadaraad u jeediyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Finland.

Sh Maxamed Idirs ayaa markii uu soo gaaray magaalada Copenhagen ee caasimada dalka Danmark waxaa uu muxaadaro qiimo badan oo ku saabsan Cadaaladda uu u jeediyeey Masjidka Towxiid iyadoo muxaadarada ay ka soo qayb galeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Copenhagen.

Sh Maxamed Idirs ayaa waxaa uu aad ugu dheeraaday qiimaha diinta Islaamku ay siisay Cadaalada waxaan uu sheekhu soo arooriyey Axaadiis iyo Aayado Quraan ah oo ka hadlaya qiimaha Cadaalada.

Hoos ka Daawo muxaadaradii Cadaaladda ee uu Sh Idirs ka jeediyey Masjidka Towxiid ee Copenhagen

Masjidka Towxiid
Cph, Danmark

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online