Sheekh Feysal Maxamed Cali oo Darajada Dr.ka qaatay Jamaacada Madiina Munawara

December 12, 2013 - Written by Editor

Sheekh Feysal Maxamed CaliMadiina:-Waxaan halkaan bogaadin iyo hambalyo ugu direynaa Sh.Feysal Maxamed Cali oo Darajada PHD ka qaatay Jaamacada Islaamiga ee Madiina Munwara waxaana uu Sheekhu Risaaladiisa Diktooraad ku qaatay darajada ugu sareysay .Waxaan alle uga baryeynaa walaalkeen Sh.Feysal Maxamed Cali in uu xifdiyo kuna sugo wadadii nabiga iyo Saxaabadiisa Aaaaaaaaamiin.

Maamulka Halgan.net ayaa tahniyad gaar ah u diray Sheekh Feysal Maxamed Cali waxaana leenahay alle ha ku xifdiyo aduun iyo aakhiro.

Waxaa ka mid ah lajnada Niqaashka la sameysay Sheekh Feysal Maxamed Cali .

إشراف الدكتور أنيس بن أحمد بن طاهر جمال.  المنقش الأول الدكتور سعد بن عبد العزيز الحميد.  المناقش الثاني عمر بن رفود بن رفيد السفياني

Halgan.net
Madiina

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online