Taliyaha ciidanka Puntland Jen Saciid Dheereoo shir jaraa,iid ku qabtay magaalada Garoowe

December 5, 2013 - Written by Editor

saciid_dheereGaroowe:-Taliyaha ciidanka Puntland Gen Siciid Maxamed Xirsi (Siciid dheere) ayaa maanta shir jaraa,iid ku qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana uu ka hadlay sugida amniga xiliga ay doorashadu ka dhacayso Puntland iyo Musharaxiinta.

Gen Saciid Dheere ayaa waxaa uu sheegay in amaanka musharaxiinta iyo doorashada ay sugayaan ciidamada Amniga Puntland gaar ahaan gudaha caasimada Puntand iyo amaanka Musharaxiinta waxaana uu sheegay in wax Tikiniko iyo hub toona  aan la ogalayn in lagu dhexwato magaalada Garoowe.
Taliyaha ciidanka Puntland Gen Siciid Maxamed Xirsi  (Saciid Dheere) ayaa ka codsaday in musharaxiinta ay garab ku siiyaan sugida amaanka wuxuuna sheegay in kulamo kala duwan uu la qaatay  dhamaan musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Puntland ayna meel wax isla dhigeen.

Hoos Ka Dhageyso shir jaraa,iid  uu ku qabtay magaalada Garoowe Taliyaha ciidanka Puntland Gen Siciid Maxamed Xirsi (Siciid dheere).

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2013
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online