Muxaadaraadkii Caawa Ee Sh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh C/qaadir Boobe (Dhageyso+Fataawa)
(February 15, 2015)
Zambia:-Waxaan idiin soo gudbineynaa dhawaan muxaadaradii uu caawa uu ka jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal magaalada Ndola waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa kaga hadlay اسباب سعة الرزق Maxkamada ciidanka Puntland oo xukun kala duwan riday (Dhagayso)
(February 15, 2015)
Garoowe:-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Gobolada Bari, ,Sanaag Hayland iyo Gardafuul ayaa waxaa ay xukun kala duwan ku riday eedeysanaal lagu sheegay in ka tirsan yihiin Al-Shabaab waxaana ay max

(February 15, 2015)
Burco:-Fadiilat Al-Waalid Sh Cali Warsame Xafidahulaah ayaa kulan la qaatay arday ka timid magaalada Garoowe kuwaas oo wax ka baran doona Machadka sare ee Ducaada Hargeysa. Sheekh Cali Warsame ayaa

(February 15, 2015)
Denmark:-Booliska Denmark ayaa xaqiijiyey in ay toogteen Omar Abdel Hamid El-Hussein oo weeraro kala duwan ka geystay magaalada Copenhagen ee caasimada dalka Denmark waxaana weerarada uu geystay Oma

(February 15, 2015)
Ceerigaabo : Mu,asasada Al-karam fareceeda gobalka Sanaag ayaa waxay ka wadeen howlo dacwadeed magaalada Ceerigaabo iyo deegaano hoos yimaada maalmihii la soo dhaafay . ololahan dacwadeed oo ka koo

(February 15, 2015)
Kulanka ayaa waxa uu ku saabsanaa: fahanka saxda ah ee laga qaadanayo hir-galinta shareecada islaamka, waxaana kulanku uu u dhacay qaab wada xaajood ah. Sheekha ayaa markii hore si cilmi ah u sharr

(February 15, 2015)
Zambia:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradii uu shalay ka jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal magaalada Ndola waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa kaga hadlay Tazkiyatu Nafsi ama Daahirnta Nafta. Yaa dhumiyay Heybadda Soomaali ee dalka Sudan ?W/Q Mahdi Muse Osman
(February 15, 2015)
Sudaan & soomaalinimada.Sudan waa dal xariir la leh somalida, waa dalka kali ah ee bixiya deeqaha waxbarasho, laga soo bilaabo intii burburkii dowladnimo ee somaliya ilaa maantadan. waa dal &
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|