Live Muxaadaro صيانة الشباب من الأفكار الهدامه Sh. Maxamed Cabdi Umal Lusaka (Dhamaad)
(February 22, 2015)
Congo:-Waxaan haatan live uga socda Radio Halgan Live muxaadaro uu Sh.Maxamed Cabdi Umal ka jeedinayo masjidka Ummaha ee Luasaka, ee dalka Zambia waxaana uu Sheekhu Cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa 
Madaxweynaha Jabuuti iyo Madaxweynaha DFS oo gaaray Baladweyne
(February 22, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan. Labada Madaxweyne ayaa goordhow k
Madaxweynaha Jabuuti oo sheegay in Al-Shabaab u adeegaan qolo kale (Dhageyso)
(February 22, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ku eedeeyay kooxda Alshabaab inay u adeegayaan kooxo kale oo shisheeye oo ka shaqeynayn danta umada Soomaaliyeed wuxuuna wax laga xumaad
Shir looga hadlayo الإسلام ومحاربة الإرهاب oo ka furmaya maanta magaalada Mecca (Cod+Video))
(February 22, 2015)
Mecca:-Shir looga hadlayo الإسلام ومحاربة الإرهاب ayaa ka furmaya maanta magaalada Mecca kaas oo ay ka soo qeyb galayaan culumo ka kala imaanaya dunida Islaamka waxaana diirada la
Maamulka Jubaland oo cambaareeyey qaraxii ka dhacay Hotel Central ee Muqdisho (Daawo)
(February 22, 2015)
Kismaayo:-Maamulka Jubaland ayaa cambaareeyey qaraxii ka dhacay gudaha Hotel Central ee Muqdisho kaas oo ay ku dhinteen in ka badan 20 ruux waxaana sidoo kale qaraxa ku dhaawacmay 5o kale. Warsaxaa
Sheekh Mustafe Xaji Ismail oo Socdaal dacwo ku iman doona dalka Sudan
(February 22, 2015)
Sudan:-Raabidada ardayda Soomaliyeed ee caalmiga ah ee dalka  Sudan ayaa waxay marti galin dontaa fadiltu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haruun oo socdal dacwo ku iman doona dalka Sudan waxaana kale o

« Previous Page