Madaxweynihii hore Shariif Sh Axmed oo cambaareeyey qaraxii Hotel Center (Dhageyso)
(February 22, 2015)
London:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shiikh Shariif Shiikh Axmed, ayaa sheegay in loo baahan yahay in weerarrada al-Shabaab laga barto cashar. Shiikh Shariif oo wareysi gaar ah siiyay laanta A
Live Tafsiirka Qu,aanka ee uu Akhriyo Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax (Daawo)
(February 22, 2015)
Oslo: live u daawo Tafsiirka Qu,aanka ee ka socda Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee dalka Norway ee uu akhriyo Sheekh Dr. Cali Maxamed Saalax / Ama Halkan Sheekh Cali Maxamed Saalax ayaa
Waxgaradka iyo Odayaasha ku dhaqan Gobolka Karkaar oo a tacsiyeeye geeridii Suldaan C/qaadir
(February 22, 2015)
Qardho:-Waxgaradka iyo Odayaasha ku dhaqan Gobolka Karkaar ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar waxaa ay uga tacsiyeeyeen Geeridii Allah u naxariis tee Suldaan
Ugaas Xaaji Cabdi Xaaji Axmed Naaleeye oo ka tacsiyeeyey Geeridii Suldaan C/qaadir Suldaan Cali
(February 22, 2015)
Garoowe:-Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun Waxaan ka tacsiyaynayaa dhimashadii shalay ka dhacday Hotel Central ee magaalada Muqdisho, ka dib Qarax ka dhacay oo ay ku dhinten dad badan waxaan ha
Dambiyada oo la fududeysto Sh.Dr Haaruun Sheekh Xusen (Dhageyso)
(February 22, 2015)
Kuala Lumpur:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiima badan oo uu ka jeediyey dalka Malesia Sh. Dr Haaruun Sheekh Xusen waxaana muxaadarada Sheekhu uu uga hadlay Dambiyada oo la fududeysto iyo kha
Ex Xidhibaan Daahir Aadan Kelli oo ku dhintay Qaraxii ka dhacay Hotel Central.
(February 22, 2015)
Gaalkacyo:-Eebe ha u naxariistee waxaa shalay Qarixii ka dhacay Hotel Centeral magaalada Muqdisho ku Shahiiday Ex Xidhibaan Daahir Aadan Kelli oo ka mid ahaa Xildhibaanadii Dowladihii KMG ee dalka soo
Dowro tababar ah oo loo qabtay Xafiiska haweenka ee Mu’asasada Al-Minhaaj G/Nugaal.[Masawiro]
(February 22, 2015)
Garoowe:-Dowradaan oo ciwaankeedu ahaa (TUSIDA WADADA GUUSHA) Waxaana ka qayb qaadanayay aqoon yahanno kaladuwan waxaana  furitaanka xaflada kasoo qaybgalay Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj Xasiiskee
Madaxweynaha PL oo ka qeyb galay Xafladd lagu soo xirayey Mashaariicda Dhismaha Buundooyinka Midiger, Libaaxo, Xamurta iyo Fallayryaale.[Masawiro].
(February 22, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22-2-2015 Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland kaga qeyb galay Xafladd balaaran oo lagu soo
Live Muxaadaro صيانة الشباب من الأفكار الهدامه Sh. Maxamed Cabdi Umal Lusaka (Dhamaad)
(February 22, 2015)
Congo:-Waxaan haatan live uga socda Radio Halgan Live muxaadaro uu Sh.Maxamed Cabdi Umal ka jeedinayo masjidka Ummaha ee Luasaka, ee dalka Zambia waxaana uu Sheekhu Cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa 
Madaxweynaha Jabuuti iyo Madaxweynaha DFS oo gaaray Baladweyne
(February 22, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan. Labada Madaxweyne ayaa goordhow k

« Previous PageNext Page »