Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee Nairobi Sh Maxamed Umal.[Daawo]
(May 8, 2015)
Nairobi:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khudbadii Jimce kaga hadlay "Majeclaan lahayd inaad ogaato masiirkaaga Janno iyo Naar iyo muslimiinta in ay u diyaargaroobaan maalinta qiyaamaha

(May 8, 2015)
Laascaanood:-Sh C/Rashiid Maxamed Aw Dahir oo ka mid ah Culimada gobolka Sool ayaa habeenimadii xalay waxaa uu Muxaadaro qiimo badan ka jeediyey Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka

(May 8, 2015)
Laascaanood:-Maamulka Dugsiga sare ee Ilays Secondary School ee magaalada Laascaanood ayaa u soo gagabeeyey Tartan aqooneed mudo u socday oo uu u dhigay qaar ka mida fasallada dugsiga Sare ee Ilays. Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee Nairobi Sh Xassan Ibrahim.[Dhagayso]
(May 8, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee masjidul hidaaya oo maanta uu soo jeediyay Sheekh Xassan Ibrahim Ciise, sheekha waxa uu khudbadii maanta uga hadlay waajibka saaran gabadha m

(May 8, 2015)
Galdogob:-Inta badan dhalintu markay Qur'anka Kariimka ah ayaan ayagoo waliba ku jira da' xasaasi ah waxay galaan suuqa waxayna iska dhigaan siddii inay ka xaroobeen dugsi quraankii iyo dhamaan wixii

(May 8, 2015)
Garoowe:-Dawladda Puntland waxaa ay si buuxda u qaadacday ansixinta iyo magacaabista gudiyada Doorashooyinka , Adeega Garsoorka ,Xuduudaha iyo Federaalka oo ay magacowday Dawladda Federaalka Soomaaliy

(May 8, 2015)
Garoowe:-Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. C/xakiin C/llaahi Cumar Camey ayaa maanta dib ugu soo laabtay gudaha Puntland gaar ahaan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, kadib mark

(May 8, 2015)
Gaalkacyo:-Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Puntland ayaa caawa lagu diley magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug waxaana xildhibaanka la dilay xili uu ka soo baxay salaadii maqrib Masjidka A

(May 8, 2015)
Mogadisho:-Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hoggaaminayo oo socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga, ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo ay garoonka d
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|