Ma Jeceshahay La Kulanka Alle ? Sh C/Rashiid Maxamed Aw Dahir.[Daawo Video]

May 8, 2015 - Written by Editor

2Laascaanood:-Sh C/Rashiid Maxamed Aw Dahir oo ka mid ah Culimada gobolka Sool ayaa habeenimadii xalay waxaa uu Muxaadaro qiimo badan ka jeediyey Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Sh C/Rashiid Maxamed Aw Dahir ayaa muxaadaradiisa kaga hadlay Jacaylka la Kulanka Alle SW Muxaadaro qiimo badan oo socotay 1:25:00 daqiiqo ayaa noqotay mid qoysay quluubta dadkuna la khusuuceen muxaadarada ku saabsan in la jeclaado lagana wel welo la kulanka Alle sw .

Sh.C/Rashiid oo ku dheeraaday muhiimada la kulanka Alle , sidda Nabigeenu uu u danayn jiray dadkana uu ku boorin jiray inay xusuustaan la kulanka ayaa dadkii dhagaysanayey ay aad ula dhaceen muxadarada. Sida ay sheegayaan axaadiis ka soo aroortay Suubainiii Nabigeena N.N.K.H ayaa sheegaya in Qofkii Jeclaada la kulnak Alle sw Alle na uu Jeclaan doono la kulankiisa ,kii nacana la kulanka Alle Alle sw uu neci doono . Allow waanu jeclnahay la kulan kaagee ,Kualnkeenana Allow Jecloow.

Hoos ka Daawo muxaadaradii Ma Jeceshahay La Kulanka Alle ? Sh C/Rashiid Maxamed Aw Dahir

Mawliid Isma Haradigeed Lasanod

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online