Aqoonyahan En Maxamed Jama Sahal oo Khudab Cilmiga Computerka ah Ka Jeediyay Buuhoodle (Masawiro)

May 3, 2015 - Written by Editor

1Buuhoodle:-Maamulha guud ee shirkada Cilmiga Computer ka iyo Technology yada ee Sahalsoftware  fadhigeedu ahay magaalada aascaaanood ee  En Maxamed Jamac Sahal oo booqasho ku jooga magaalada Buuhoodle ee xarrunta gobolka Cayn ayaa khudbad (Lecture)ku saabsan taariikhda cilmiga Computerka iyo marxaldihii uu soo  maray ku qabtay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Aqoonyahan En Maxamed Jama Sahal oo ku takhasusay cilmiga Computer kana mid ah aqoonyahana gobolka Sool ayaa siiyay khudbad qiimo badan  ardayda ku dhaqan Buuhoodle  gaar ahaan kuwa Cilmiga Computerka iyo Technology yada , isla markaana wax uga barta En Maxamed Jamac Sahal sida Online ka ayaa ku dheeraaday Taariikhdi dheerayd ee uu Cilmiga Computerka uu soo maray qarnigii 21 aad ee tegey , iyo marxaldihii kala duwanaa ee uu soo maray Computerku .
Ardaydii badan oo ku uu sida tooska ah En Maxamed Jamac Saha kuna xidhan mareegtada En Maxamed ee Sahalsoftware.com wax uga barta (Online Learning) ayaa En su’aalo badan ka waydiyeen Cilmiga Computerka iyo siyaabaha  ugu fudud ee lagu baran karo . isaga oo  En Maxamed Jamac Sahal wuxu uga jawaabay dhamaaana wixii su’aalo ah ee ardaydisu waydiiyeen .
Intii uu khudbada ku guda jiray En Maxamed Jamac Sahal wuxuu ardayda uga ku dheeraaday Soomaalida iyo fursadaha uga banaaan inay ay wax ku soo kordhiyaan cilmiga Computerka , sida ay uga faa’idaystaan, isaga oo tusaale u soo qaatay Shirkada wayn ee maanta hogaamisa cilmiga Computerka ee loo yaqaano Microsoft ee uu gadhwadenka ka yahay ninka dunida ugu hantida badan Mr Bill Gates oo ah nin American mulkiyad ahaana u leh unugyaa u ku shaqeeyo Computerka.
En Maxamed Jamaca Sahal oo ka mid ah aas aasayaashii Shirkada  Sahalsoftware , wuxu lahaa fikirka dhidibada logu aasay shirkada Sahalsoftware  sanadkii 1-10-2010 .
Shirkadani oo si wayn uga haqab tirtay shacab ka Soomaaliyeed Barashada Cilmiga Computerka ayaa soo saartay arday aad u badan oo iyana maanta ka ah barayaal Cilmigan .

no images were found

Sahalsoftware  waxay faracyo badan ku leedahay qar ka mida magaalooyinka Soomaaliya , yada oo si Online ah ugu leh xarumo mgaalooyinka Buuhoodle , Burco , Hargeisa , Muqdisho , Borame, Nairobi , Khartum(Sudan) iyo Wadanka USA.
Mawliid Ismaacil Haradigeed
Buuhoodle 
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online