Caaliyo Xaaji Yuusuf Cali Keenadiid oo xalay ku geeriyootay dalka Malaysia
May 4, 2015 - Written by EditorKuala Lampur:-Waxaan si murugo leh ugu tacsiyeyneynaa dhamaan qoyska reer Keenadiid gaar ahaan Ilmo Xaaji Yuusuf Cali Keenadiid ka dib geeridii ku timid Caaliyo Xaaji Yuusuf Cali Keenadiid oo xalay u geeriyootay magaalada Kuala Lampur ee dalka Malaysia.
Waxaan Allihii weynaa ee Raxmadda iyo naxariista badan uga baryeynaa inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, annagana iyo weliba dhammaan ehelka iyo qaraabada iyo asxaabteedii uu samir iyo iimaan naga siiyo. Aamiin Yaa Rabbi. „Eebbow Geeridu waa dhab e noo kala dheeree … Aamiin“
Halgan.net