Caaliyo Xaaji Yuusuf Cali Keenadiid oo xalay ku geeriyootay dalka Malaysia

May 4, 2015 - Written by Editor

tacsi4Kuala Lampur:-Waxaan si murugo leh ugu tacsiyeyneynaa dhamaan qoyska reer Keenadiid gaar ahaan Ilmo Xaaji Yuusuf Cali Keenadiid ka dib geeridii ku timid Caaliyo Xaaji Yuusuf Cali Keenadiid oo xalay u geeriyootay magaalada Kuala Lampur ee dalka Malaysia.

Waxaan Allihii weynaa ee Raxmadda iyo naxariista badan uga baryeynaa inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, annagana iyo weliba dhammaan ehelka iyo qaraabada iyo asxaabteedii uu samir iyo iimaan naga siiyo. Aamiin Yaa Rabbi. „Eebbow Geeridu waa dhab e noo kala dheeree … Aamiin“

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online