Gaas: Baarlamanku yuusan ku Mashquulin Jubba.[Dhagayso]

May 25, 2015 - Written by Editor

Rw-GaasBoosaaso:-Madaxweynaha Maamulka Puntland Prof. Cabdiweli Cali Gaas ayaa gardaro ku tilmaamay mooshin yaalla baarlamaanka Somalia oo ka dhan ah baarlamaanka Jubba land. Dr.Gaas ayaa u sheegay Xildhibaannada baarlamaanka Somalia inay qabtaan shaqadii loo igmaday intay ku mashquuli lahaayeen ayuu yiri arrimaha Jubbaland. Wareysi uu siiyay VOA, ayuu Cabdiweli Gaas kaga hadlay qaxootiga Somalia ee Yemen ka imanaya ee soo gaarayay Bossaso.

Weriyaha VOA, Bosssaso, Faadumo Yasin Jamac ayaa Prof. C/weli Gaas wareysi halkaasi kula yeelatay. Wareysiga qeybta hoose ka dhageyso

Source VOA

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online