Gudoomiyaha gobalka Mudug C/qaadir Shire Ereg oo si weyn loogu soo dhaweeyey Gaalkacyo (Dhageyso)

May 6, 2015 - Written by Editor

shireGaalkacyo:-Gudoomiyaha cusub ee uu dhawaan Madaxweynaha Puntland u soo magacaabay gobalka Mudug C/qaadir Shire Faarax Ereg oo in badan la wada sugayay ayaa maanta soo gaaray magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Gudoomiyaha gobalka Mudug C/qaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo waxaana soo dhameeyey masuulinta gobalka Mudug iyo kan Degmada ,Nabadoono,isimo iyo qeybaha bulshada ee ku dhaqan magaalada Gaalkacyo.

Gudoomiyaha iyo wefdigiisa ayaa waxay ka soo kicitimeen magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana intii uu oo marayey dhulka aad u soo dhaweyeey dhamaan Degmooyinkii uu soo maray.

Gudoomiyaha gobalka Mudug C/qaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa waxaa uu warbaahinta kula hadlay Hotel Sugulle wuxuuna sheegay in uu wax weyn ka qaban doono Amniga iyo Horumarka Gobalka Mudug .

Hoos ka Dhageyso Gudoomiyaha gobalka Mudug C/qaadir Shire Faarax (Ereg) oo shirjaraa,id ku qabtay magaalada Gaalakacyo

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/l0bltmld5v/shire.mp3]

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online