Khudbaddii Madaxweynaha Jubbaland ee xafladdii xalay ka dhacday Madaxtooyada Puntland ee Garoowe (Daawo)

May 1, 2015 - Written by Editor
????????????????????????????????????

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)

Garowe:-Madaxwaynaha mamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Madoobe ayaa khudbad ka jeediyay shirka wadatashiga Soomaaliya ee ka socda magaalada Garowe wuxuuna ka hadlay arimo kala duwan isaga talooyin kala duwan siiyey dhamaan madaxada dalka Soomaaliya.

Madaxwaynaha mamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Madoobe ayaa u mahad celiyey isimimada Puntland iyo dhamaan intii soo qaban qaabisay shirka shirka wadatashiga Soomaaliya ee ka socda magaalada Garowe .
Madaxwaynaha mamulka Jubbaland   ayaa khudbadiisa kaga hadlay inay muhiim ahayd wuxuuna ugu baaqay in la iska kaashado dhamaan howlaha hor yaal madaxada wuxuuna si gaar ah uga codsaday in la iska kaashado dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Khudbaddii Madaxweynaha Jubbaland ee xafladdii xalay ka dhacday Madaxtooyada Puntland ee Garoowe (Daawo)

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online