Maamulka Machadka Khadiija ee kulan Sanadeedka u dhigay Macalimiinta iyo Ardayda Machadka.[Masawiro]

May 9, 2015 - Written by Editor

5Laascaanood:-Maamulka Machadka Diiniga ee Khadiija ee magaalada Laacaanood ee xarunta Gobol ka Sool ayaa u dhigay ardayda wax ka barata machadkaa iyo barayaasha wax ka dhiga kulankii sanadlaha ahaa ee ay la yeeshaan sanad walba. Macallimiinta iyo maamulka oo ardayda u soo jeediyay wanooyin wacdi iyo dardaaran ku saansan waxbarashad aiyo in Alle lagu xidhmo xilliga lagu gudo jira waxbarashada.

Maamula guud ee Machadka Khadiija Xuseen Macallin Ibraahim oo ka waramay ujeedada laga leeyahay kulan sanadeedkan u dhexeeya ardayda wax ka barta machadkan iyo macallimiin ayaa sheegya in la doonayo in lagu dhiri geliyo ardayda wax ka barta Machadka iyo in la adkeeyo xidhiidhka u dhexeeya maclimiinta .

Sidoo kale waxaa khudbad qiimo badan ka soo jeediyay macalin C/wali Maxamed Cali oo ka mida barayaasha Machadka Khadiija , Macalin C/wali Maxamed Cali wuxuu ardayda u soo jeediyay khudbad ku saabsna Alle ka cabsiga iyo in lagu dhegenaado xadhiga Alle SW.

Dhinaca kale maamulaha Machadka Khadiija ayaa baaq u diray walaalaha muslimiinta in ay ka qayb qaataan dhismaha Machad ka Khadiija oo qayb ka mid ah ay qabyo tahay.

Machadka Khadiija oo ay wax ka bartaan boqollaal arday oo isugu jira wiilal iyo hablo ayaa ah mid ay ka so qalin jabyaan sand walba boqollaal arday oo u gudba dugsiga sare , gaar ahaan Machadka Al-furqaan o ah machadka udub dhexaad ka u ah Macaahida magaalada Laascaanood.

no images were found

Mawliidd Isma Haradigeed

Lascanod ,Somalia

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online