Madaxweynaha DFS oo Kormeer ku tagay deegaano ka tirsan gobalka Shabeellaha Hoose (Masawiro)

May 27, 2015 - Written by Editor

12Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay Gobolka Shabeellaha Hoose wuxuuna socdaalkiisa ku wehelinayey saraakiil ka tirsan ciidana DFS wuxuuna khudbad kooban u jeediyey ciidamada melatariga ee ku sugan furimaha gobalka Shabeellaha Hoose .

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in mudada ka harsan sanadkan laga saari doono kooxda Al-Shabaab deegaanada ay kaga sugan yihiin Koonfurta iyo Bartamaha Somaliya

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka mid ah deegaanada uu kormeerka ku tagay deegaanada Laanta Buuro, Muuri, Nambar 50, Awdheegle iyo Mubaarak halkaas oo uu kula dardaarmay ciidanka DFS.

Saraakiil ka tirsan DFS ayaa waxaa uu madaxweynuhu dalacsiiyey min hal darajo gaar ahaan saraakiil ka tirsan Guutada Shanaad ee melatariga DFS kuwaa oo Ururka Al Shabaab ka difaacay deegaanada Awdheegle iyo Mubaarak.

Madaxweynaha DFS ayaa waxaa ka mid ah hadaladii uu yiri “Dowladda Federalka Soomaliya waxaa ka go’an in ay dadaal ku bixiso helidda xuquuqda aad xaqa u leedihiin, dagaalka cadowga aad ku la jirtaanna alle ayaa idinla jira, oo waad ka guuleysan doontaan.nabaddiidka ” .

no images were found

.

Socdaalka Madaxweynaaha DFS Xasan Sh Maxamuud waxaa ku weheliyey Wasiirada G/dhiga DFS S/Guuto Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ,Wasiirka Amniga Qaranka Cabdirisaaq Cumar Maxamed ,Taliyaha Ciidanka Xooga,S/Guuto Daahir Aadan Cilmi, Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka S/Guuto Cabdiraxmaan Maxamed Tuur-Yare iyo madax kale oo ka tirsan labada gole ee DFS.

A/Cawale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online