Madaxweynaha Jubaland oo gaadiid dagaal ka gudoomay dalka Imaaraadka (Masawiro)

May 25, 2015 - Written by Editor

16Kismaayo:-Madaxweynaha dowlad gobaledka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta wuxuu ka gudoomay dalka isku taga imaaraadka Carabta deeq gaadiid dagaal ah kuwaas oo ay dowlada imaadku ugu deeqday J/land.

Munaasabad ka dhacday Dekedda weyn ee magaalada Kismaayo oo ay ka soo qeyb galeen madaxweynaha J/land iyo ku xigeenkiisa Jen C/laahi Sheekh Ismail Fartaag ayaa waxay madaxda J/land ka gudoomeen dalka Imaaraadka hub iyo gaadiid kuwa dagaalka ah oo kala duwan .

Sidoo kale waxaa munaasabada ay J/land ku gudoontay hubka ka soo qeyg galay masuuliin ka tirsan DFS waxaana ka mid ahaa wasiiru dowlaha G/dhiga  Dowlada fadaraalka Somalia.

Madaxweynaha J/land Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa u mahad celiyey dowlada imaaraadka carabta oo fulisay heshiis ay J/land kula saxiixatay magaalada Abu Dhabi..

no images were found

Cabdi Yare Kismaayo

Xuquuqda Masawiada
Waamonews

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online