Ogeysiis Live :-Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq

May 3, 2015 - Written by Editor

ogeysiisOslo:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynihii la socday Tafsiirka qu,aanka ee uu ka akhrin jiray Sheekh Cali Maxamed Saalax masjidka Al-Tawfiiq si live ah looga daawan karo Halgan.net ka dib markii cilad farsamo ay ku timid Mareegtii Masjidka Al-Tawfiiq.

Waxaana darsiga Tafsirka uu soo galaa Salaada casar ka dib maalmaha sabtiga iyo axada xili magaalada Oslo ee dalka Norway Waxaa si Live ah uga daawan doontaa Inshalaah Halgan.net inshalaah inta walaalaha ay hagaajinayaan website ka Masjidka Al-Tawfiiq .

Tafsirka ayaa waxaa uu maanta ka bilaaban doonaa maanta inshalaah aayada 36 ee suuratu Yuusuf waxaana Tafsiirka ka akhriya Masjidka Al-Tawfiiq Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax xafidahulaah.

Live Dhamaan Duruusta Masjdka Tawfiiq Islamic Center

Halgan.net
Oslo

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online