Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud oo marti u ah Masjidka Al-Taqwa ee Aarhus

May 28, 2015 - Written by Editor

xayaysiiska-muxaadarad-dr-cDenmark:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Aarhus iyo nawaaxigeed in Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud uu muxaadarooyin ka jeedin doono Masjidka Al-Taqwa ee magaalada Arhus  29-5-2015 saacada markay tahay 18:30.

Maamulka Masjidka Al-Taqwa  waxay ka codsanayaan dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Aarhus iyo nawaaxigeeda in ay ka soo qeybgalaan muxaadaraadka iyo tawjiihaadka Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxmuud oo ka mida culumada ku dhaqan dalka Norway.

no images were found

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir gudiga Dacwada
Tel:-Tel: +45 27 96 51 40

Halgan.net
Masjidka Al-Taqwa
Aarhus
Denmark

Leave a comment

*

Archives
May 2015
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online