Joogtaynta Camalka Saalixa ah Sh Cabdirisaaq Sugulle Maxamed.[Daawo]
(July 14, 2015)
Finland:-Walaalayaal maadaama bishii  barakaysneed iyo kheyrku ay gabagabo tahay, taa macnaheedu ma ahan in camalkii saalixa ahaa uu gabagabo yahay, ee waxaa nalaga rabaa inaan sii joogteyno camal ka
Tartankii Quraan Akhriska ee Idaacadda Al-nuur oo la soo gabagabeeyey.[Masawiro]
(July 14, 2015)
Muqdisho:-Waxaa maalintii shalay oo ahayd Isniin kuna aadanayd 26ka bisha Ramadaan iyo 13/ 07/ 2015 lagu qabtay xaflad balaaran masjidka Abuu hureera ee Muqdisho, xafladaa oo lagu maamuusayay Arda
Aadaabta Ducada Sheekh Maxamuud Shibli.[Daawo]
(July 14, 2015)
Nairobi:-Waa muxaadaro qayim ah oo Sh. Maxamuud Shibli uu jeediyay dadka ictikaafaya, sheekha waxaa uu muxaadaradaan cinwaan oga dhigay Aadaabta Ducada ka faa'idaysi wacan. Hoos ka Daawo muxaadarad
Sidee mushkilad ku haysata loo xaliyaa ? W/Q Muxamed Sh.Aadam weli C/raxmaan
(July 14, 2015)
Laascaanood:-Alle ayaa mahad dhammaanteed u sugnaatay  Nebigana ammaan iyi nabadgelyo kor kiisa ha ahaato intaa ka dib waxaan jeclaystay qormadan inaan kaga hadlo mawduuc aan is leeyahay baahi weyn a
Culimada Gobolka Sool oo baaq u diray Umada Soomaaliyeed‏.[Masawiro/Video]
(July 14, 2015)
Laascaanood:-Saciid Faarax Axmed waa dhibane ku nool magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool , Saciid waa Aabe Alle siiyay 7 caruur ah oo dhamaantood xanuun ay isaga ka dhaxleen la jiifa , Sacii
DFS oo balan qaaday bixinta Mushaarooyinka dhaqaalaha dowlada
(July 13, 2015)
Muqdisho:-Shaqaalaha dowladda ayaa safaf dhaadheer ugu jiray qaadashada mushaar ka, si ay ula ciidaan qoysaskooda, waxaana dowladu dadaal ugu jirtaa sidii hada kadib shaqaalaha dowladda mushaarkoodu j
Ra’iisul wasaaraha DFS Dr.Cumar Cabdirashiid oo soo gaaray Garoowe
(July 13, 2015)
Garoowe:-Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhowayd soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta dowladda Puntland.
DFS oo maanta gudbisay dacwad ka dhan ah ee dalka Kenya
(July 13, 2015)
Hague:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay maanta Maxkamadda Caddaaladda ee fadhigeedu yahay Hague, dalka Netherlands, u gudbisay dacwad ka dhan ah Jamhuriyadda Kenya kuna saabsan soohdinta b
Ra’iisul wasaare Sharmaake oo safar ku imaanaya magaalada Garoowe
(July 13, 2015)
Garoowe:-Ra'isal wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashid Cali Sharmaake ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu soo gaaro magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland. Ra'isal
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galaya Shirweynihii 3aad ee dhinaca Maalgashiga Horumarinta oo ka dhacaya Addis Ababa
(July 13, 2015)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xassan Sheekh. Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta gaarey magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, halkaa oo uu

« Previous PageNext Page »