Ciidamada Booliska Puntland oo maanta tababar uga furmay kulliyadda degmada Carmo (Masawiro)
(August 26, 2015)
Carmo:-Kulliyadda Booliska ee Degmada Carmo ayaa maanta waxaa lagu qabtay xaflad balaaran oo tababar loogu furayey ciidanka Booliska ee Puntland, waxaana munaasabada ka soo qeyb galay wasiirarada kala
Shirweynaha wadatashiga Puntland ee ka socday magaalada Gaalkacyo oo galay maalintii Labaad
(August 26, 2015)
Gaalkacyo:-Shirweynaha wadatashiga Puntland ee ka socoda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa galay maalintii labaad iyadoo ay ka soo qeyb galayaan ergooyin ka kala yimid gobalada Puntlan
Madaxweynaha DFS oo kulan la yeeshay Danjireyaasha dalalka Jaamacadda Carabta
(August 25, 2015)
Muqdisho, 25 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay danjireyaasha dalalka Jaamacadda Carabta u
Faahfaahin Madaxweynaha Puntland oo Daah-furay Shirweynaha Wada-tashiga Puntland (Masawiro)
(August 25, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 25-8-2015 Daahfuray Shirweynaha Wada-tashiga Puntland wajigiisa koowaad oo maanta ka furmay
Madaxweynaha dowladda Puntland oo furay shirweynaha wadatashiga Puntland
(August 25, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxmed Cali Gaas ayaa maanta si rasmi ah u furaya shirweynaha wadatashiga Puntland, kaasoo lagu wado in uu ka socdo magaalada Gaalkacyo ee xarun
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Marti u ahaa Radio Salaam (Dhageyso)
(August 24, 2015)
MomBaza:- Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa marti u ahaa Radio Salaam oo ka howlgala magaalada Mombaza ee dalka Kenya ,Sheikh Maxamed Cabdi Umal ayaa Radio salaam Muxaadaro ka jeediyay isagoo uga jawaaab
Madaxweyaha Puntland Oo Galkacyo Ku Qaabilay Wafti Kasocda Wadanka Ethiopia
(August 24, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24-8-2015 hoygiisa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug kula kulmay Wefdi balaaran o
Shirka wada-tashiga Puntland oo maalinta beri ah ka furmaya magaalada Gaalkacyo
(August 24, 2015)
Gaalkacyo:-Waxaa maalinta beri ah si rasmi ah uga furmi doono magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Shirka wada-tashiga Puntland, shirkaas oo uu horay u go'aami yey qabsoomidiisu Madaxweynaha d
Maamulaha College-ka Abu-Hurayra oo ka hadlay dab qabsaday College.[Video/Masawiro]
(August 23, 2015)
Laascaanood:-Waxaa saaka abaarihii 5:00 Am dab uu qabsaday goob waxbarasho oo ku taallada Xaafada Ex-Kaantarool , ee dhinaca waqooyi Bari ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.Dabkan oo ka
Sheekh Fu,aad Maxamuud oo socdaal Dacwo ku gaaray magaalada Nampula (Masawiro)
(August 23, 2015)
Nampula:-Sheekh Fu,aad Maxamuud ayaa socdaal dacwo waxaa uu maanta ku gaaray magaalada Nampula ee dalka Mozambique waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey culumada iyo Ducaada magaalada Nampula.

« Previous PageNext Page »