Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ka baaqday socdaalkii uu ku tagi lahaa Gaalkacyo
(November 26, 2015)
Ra’iisul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid ayaa maanta ka baaqday safar uu ku tagi lahaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana la filayey in uu ka qeyb qaato dadaalada lagu xalinayo xi
Madaxweynaha DFS iyo Ra’iisul Wasaarahii hore ee dalka Norway oo kulmay
(November 26, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh. Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Norway, Mr Kjell Magne Bondevik, oo haatan ah
Culimada magaalada Gaalkacyo Oo nabad ku baaqay.[Dhagayso]
(November 26, 2015)
Gaalkacyo:-Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa wali ka taagan xiisadda colaadeed ee u dhexeysa maamulada Gal-Mudug iyo Puntland ee ka dhalatay muranka dhismaha waddo dhex marta magaalada. Dadk
Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike oo la kulmay ardayda Jaamacaddaha India [Masawiro]
(November 26, 2015)
Hayderabad:-Kulamo ay wada qaateen Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike iyo ardayda Jaamacaddaha India kuwii dhameeyey iyo kuwa hadda dhiganaya oo dhacay ayaa waxaa soo qabanqaabiyey ardayda wax ka barta Jaama
Ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku soo fool leh Gaalkacyo
(November 26, 2015)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacayo ee xarunta Goboka Mudug ayaa sheegaya in Ra'iisul wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake saacadaha soo s