Dadweyne Faranciis ah oo Careysan oo gubay xero qoxooti ku jireen (Daawo)

November 14, 2015 - Written by Editor

8Paris:-Wararkaka imaanaya magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska ayaa sheegaya in shacab careysan oo faransiis ah ay dab qabadsiiyeen xerooyin ay ku jireen qaxooti ka soo cararay dalka Suuriya waxaana tirda qoxootiga halkaas ku jiray lagu qiyaasay 6ooo qof.

Ciidanka Booliska dalka Faransis ayaa gaaray xerada qoxootiga ee la gubay ilaa hada lama oga khasaaraha uu geystay dabka.

Hoos ka Daawo Weerarkii lagu qaaday magaalada Paris gaar ahaan Tiyaatarka Bataclan iyo xabadii oo dhaceysa

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online