Dowladda Puntland oo ka hadashay duufaano ku dhufatay xeebaha Gobolka Bari.[Dhagayso]
November 2, 2015 - Written by EditorBoosaaso:-Agaasimaha Guud ee wasaarada Kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda dowladda Puntland C/qaadir Xaaji Yuusuf Siciid Faay oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Boosaaso ee xaruta gobolka Bari ayaa waxaa uu ka warbixiyey saamaynta ay yeelatay duufaano dabaylo wada oo u dhuftay xeebaha Gobolka Bari
Agaasimaha ayaa sheegay in meelaha ugu badan dabaylahan ay ku dhufeen deegaano ay ka mid yihiin Qandal , Bareeda ,Baargaal iyo Tooxin waxaan ay burburisay in ka badan 30 Saxiimadood waxaa ilaa hadda degay dooni laga leeyahay dalka Iran mana jiraan ilaa hadda wax dhimasho iyo dhaawac ah.
Hoos ka Dhagayso shir jaraa’id ee uu ku qabtay Boosaaso Agaasimaha Guud ee Wasaarada Kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda Puntland Cabdulqaadir Xaaji Yuusuf Siciid Faay
[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Agaasime.mp3]M_M_Deeq
Halgan.net