Dowladda Puntland oo ka hadashay duufaano ku dhufatay xeebaha Gobolka Bari.[Dhagayso]

November 2, 2015 - Written by Editor

agaasime-Boosaaso:-Agaasimaha Guud ee wasaarada Kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda dowladda Puntland C/qaadir Xaaji Yuusuf Siciid Faay oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Boosaaso ee xaruta gobolka Bari ayaa waxaa uu ka warbixiyey saamaynta ay yeelatay duufaano dabaylo wada oo u dhuftay xeebaha Gobolka Bari

Agaasimaha ayaa sheegay in meelaha ugu badan dabaylahan ay ku dhufeen deegaano ay ka mid yihiin Qandal , Bareeda ,Baargaal  iyo Tooxin waxaan ay burburisay in ka badan 30 Saxiimadood waxaa ilaa hadda degay dooni laga leeyahay dalka Iran mana jiraan ilaa hadda wax dhimasho iyo dhaawac ah.

Hoos ka Dhagayso shir jaraa’id ee uu ku qabtay Boosaaso Agaasimaha Guud ee Wasaarada Kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda Puntland Cabdulqaadir Xaaji Yuusuf Siciid Faay

[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Agaasime.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online