Maandooriyaha iyo dhibaatooyinka uu kuhayo bulshada Sheekh Dr.Abdulaziz

November 13, 2015 - Written by Editor

mqdefaultNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu jeediyey Sheekh Dr.Abdulaziz waxaana uu Sheekhu uga hadlay mmuxaadaradiisa Maandooriyaha iyo dhibaatooyinka uu kuhayo bulshada Islaamka .

SheekhDr.Abdulaziz ayaa si faahfaahsan uga hadlay Khatarta Maandooriyaha iyo dhibaatooyinka uu kuhayo bulshada wuxuuna sheegay in mowduucu uu yahay mid aad u muhiim ah loona baahan yahay in loo wada istaago joojinta Maandooriyaha.

Sheekh Dr.Abdulaziz ayaa waxaa uu muxaadarada ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi.

Hoos ka Daawo Muxaadarada Maandooriyaha iyo dhibaatooyinka uu kuhayo bulshada Sheekh Dr.Abdulaziz.

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
November 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online